Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta kulan wax ku ool ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Mohamed Bin Ahmed Al Muwallad.
Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cade