Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Xudur Ciise Waxa Aykamid tahay tuuloyinka hoostaga degmada Mahadaay waxa Maalmahi Dambe Dadka Deeganka La daaladhacaya Xanuuno Aaykamid yihiin Jadeecada iyo Duumada oo ilaa iyo haatan U geeriyoden labo Caruur ah Xasan Muxumed Abukar.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow