Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda U Diyaar Garowga Aafooyinka ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisay bulshada ku dhaqan degmada Gunburaha Banka ee gobolka Howd, taas oo loogu talagalay in lagu yareeyo saameynta abaarta iyo xaaladaha adag ee cunto yari ka jirta deegaankaasi.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim