kulan Ciyaared lagu maamuusayay Todobaadka Xuriyada o lau qabtay Degmada Balacad

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu qabtay kulan ciyaareed weyn oo si rasmi ah qeyb uga ah xuska Todobaadka Xorriyadda Soomaaliya Kulankan ciyaareed ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu xasuusto halgankii loo soo maray xornimada dalka, isla markaana lagu dhiirrigeliyo dhalinyarada doorkooda ku aaddan horumarka iyo nabadda.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here