Xarun Caafimaad oo laga hirgeliyay Deegaanka Bandaramaan ee Gobolka Maroodi-Jeex

0
50

Jowhar(Idaacadda Isnaay) Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland ayaa xariga uga jaray xarun caafimaad oo cusub oo laga hirgeliyay deegaanka Bandarmaan, taasoo qeyb ka ah qorshaha xukuumadda ee lagu gaarsiinayo adeegyada caafimaadka tuulooyinka iyo deegaanada fogfog ee dalka.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here