Dhalinyarada Kismaayo oo ka qeyb-galaya tartanka Xus oo Xaaqo

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka qeyb ah tartanka XUS OO XAAQO sanadkiisa 2-aad, ayaa laamiga magaalada ka sameeyeen olole nadaafadeed, kaas oo ujeedku yahay in degmooyinka dalka ku dabbaal-dagaan deegaan nadiif ah, cagaaran oo nabad ah.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here