Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay horumarinta luqadda afka Hooyo.

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada magaalada Jowhar ayaa waxaa loogu baaqay in ay si weyn u ilaashadaan, u dhowraan, isla markaana u horumariyaan luqadda afka hooyo ee Soomaaliga, taasoo ah astaanta ugu weyn ee dhaqanka iyo aqoonsiga ummadda Soomaaliyeed.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here