Warshad Soosaarta Joodariyaasha Oo laga hirgeliyey Laascanood.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada laascaanood ee Caasimadda Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo ayaa waxaa laga Hirgeliyay Warshad Cusub oo saari doonta Isbuuyada, oo loogu Magac daray Warshadda Isbuunyada ee Tabaarik, taas oo Muhiim u ah Bulshada SSC-Khaatumo.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here