Mashquul dhanka jimicsiga ah oo Aroorti ka jira Garoomada Kubadda-Cagta Jowhar.

0
24
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Subax kasta, waxaa garoonka Shongole Stadium ee magaalada jowhar lagu arkaa dad isugu jira dhalinyaro iyo waayeelo kuwaas oo u taga in ay sameeyaan jimicsi iyo orod taasi oo u wanaagsan Caafimaadka jirka, in laga helo firfircooni iyo yareynta cudurrada.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here