Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Ceynte, ayaa sheegay in Wasaaradda uu hoggaamiyo ay ka go’an tahay horumarinta kaabayaasha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee guud ahaan Hirshabeelle.
Wasiir Maxamed Ceynte ayaa tilmaamay in muddadii ugu dambeysay la gaaray guulo la taaban karo, gaar ahaan dhanka dhismaha garoomada iyo xarumaha dhalinyarada.
Warbixintaan Waxaa Inoo soo Jeedinaya:- Xaliima Cali Ibrahim.