Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ayaa waxaa si xooggan uga socda diyaar garowga munaasabadda 26-ka Juun, oo ah maalinta qaran ee xuska xorriyaddii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay ka heleen gumeystihii Ingiriiska sanadkii 1960-kii.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.