Dhalinyarada Degmada Dhoobley oo looga digay Isticmaalka App-ka 1xbet.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – App-ka 1 xbet waa app lagu shubto lacag islamarkaana lagu ciyaaro laaduu turub ama la saadaaliyo ciyaaraha, Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa mudoyiinki dambe ku dhiiraday inay lacago ka abuuran appkan  1xbet-ka.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here