Tiknoloojiyadda oo dhalinyarada Jowhar ufududeysay horumarinta waxbarashada.

0
50

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Ustaad Yusuf Shiqa Bashar Diinle, oo ah bare iyo khabiir dhanka waxbarashada ah ayaa si qoto dheer uga hadlay sida ay tignoolajiyada casriga ah u beddeshay habka waxbarasho ee maanta. Wuxuun xusay in isbeddelka tiknoolajiyadu uu horseeday horumar weyn oo dhinaca waxbarashada ah.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here