Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo ay wehelinayaan masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay munaasabad xarig jar ah oo ay soo agaasimtay Hay’adda Qaootiga iyo barakayasha Jubbaland .
waxaa soo jeedinaya ; – Cabdifitax Axmed.