Kulan looga hadlayay arimaha gargaarka oo lagu qabtay Baydhabo

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlada Koonfur Galbeed, Mudane Abdinasir Abdi Aruush, ayaa shir guddoomiyay kulanka isku xirka hay’adaha samafalka iyo Wasaaradda Arrimaha Gargaarka ee Koonfur Galbeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

waxaa soo jeedinaya ; – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here