Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odayaasha dhaqanka degmada Cabudwaaq ayaa si rasmi ah u shaaciyey in ay aqbaleen gogosha nabadeed ee uu dhigay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), taasoo lagu qabtay deegaanka Galinsoor.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.