Aqoon isweydaarsi ku Saabsan siyaasad daadajin maamul maaliyadeed oo lagu qabtay Baladweyne.

0
42

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Aqoon is weydaarsi la xiriiray wadatashi ku saabsan sameynta siyaasad daadajin maamul maaliyadeed ee Dowladaha Hoose Hirshabelle oo ay qabatay wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabelle.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here