Shaqo yari soo wajahday dhalinyarada Jowhar.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ku nool magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle, waxaa si weyn u saameeyey shaqo la’aanta ka jirta dalka, dhalinyaro badan ayaa wajahaya caqabado ay ka mid yihiin fursadaha shaqo oo aad u yar, eexasho, xirfadaha shaqo oo hooseeya iyo sababo kale oo badan.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here