Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maanta oo ay taariikhdu tahay 14 Juun 2025, waxaa si rasmi ah magaalada Jowhar looga daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiyada sare, kaas oo ay u fadhiisteen in ka badan 3,000 oo arday oo ka kala yimid degmooyinka iyo deegaannada kala duwan ee maamulka Hirshabelle.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.