Maamulka Xaafadda Hanti- Wadaag Jowhar oo Amar ka soo saaray Goobaha lagu iibyo Hilibka Xoolaha.

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Guddoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar Cusmaan Gaab ayaa si adag digniin ugu diray shacabka xaafadda gaar ahaan ganacsatada ku hawlan iibinta hilibka. Wuxuun si gaar ah farta ugu fiiqay ganacsatada iibisa xoolaha loogu talagalay dadka degan talooyinka ee la yiraado udxiyada islamarkan u iib keen magalad ayuu sheegay in ay tahay fal aad u fool xun cidii lagu arkan maamulka xafadada ka qaadi talaabo sharci ah.

Waxaa SooJeedineysa :- Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here