Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka DKGS Ayaa magaalada Baydhabo ka Daahfurtay Barnaamijka Todobaadka wacyigelinta ee Ololaha Nadaafada Deegaanka Daah Furka Barnaamijkan Ayaa Salka Ku Haya Diyaar Garowga Maalinta Deeganka Aduunka Shanta Bisha Juun.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow