Wasiirka Awqaafta XFS oo kormeeray Goobaha ay degan yihiin Xujeyda

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), ayaa kormeer shaqo ku tegay goobaha barakeysan ee Mina iyo Carafaat, halkaas oo ay sannadkan ku sugan yihiin xujeyda Soomaaliyeed ee gudanaya waajibaadka Xajka.

Waxaa SooJeedinaya:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here