Tababar ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka oo loo qabtay dhalinyarada Jowhar.

0
65

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle, oo kaashanaysa hay’adda Shaqodoon, ayaa si magalada jowhar ku soo gabagabeysay tababar afar maalmood socday oo ku saabsanaa doorka dhalinyarada ee xalinta khilaafaadka

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here