Maamulka G/ Banaadir oo xariga ka jaray suuq ganacsi oo casiri ah.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiin katirsan Xfs, maamulka G/ Banaadir, ganacsato iyo qeybahaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay xafladda kooban oo xariga looga jarayey moolka cusub ee  Xamarweyne Mool oo ah suuq ganacsi casri ah.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here