Dhaqaatiirtka Jowhar oo ka hadlay Saameynta uu leeyahay Xanuunka Stress-ka

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Stress-ku waa xaalad Nafsiyeed iyo jireed oo ka dhalata cadaadis xagga nolosha ah sida dhibaato dhaqaale, Shaqo la’aan, Colaado, Cudurro, ama Murugooyin shakhsi ah. Bulshooyinka ay la kulmaan xaalado adag sida saboolnimo,  daryeel caafimaad oo liita waxay u nugul yihiin stress joogto ah taasoo saameyn ku yeelata dhammaan dhinacyada noloshooda.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here