Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay halista Cudurka Oof- Wareenka

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Oof-wareenka (Pneumonia) waa cudur halis ah oo ku dhaca sambabada, wuxuuna sababaa barar iyo caabuq ka dhaca gudaha neef-mareenka, taasoo keenta in qofku si dhib ah u neefsado. Cudurkaan wuxuu si gaar ah u saameeyaa carruurta da’da yar, dadka waayeelka ah, iyo kuwa qaba xanuunno kale oo hoos u dhiga difaaca jirka. Sida uu inoo sharaxaayo dr cabduqadir Bariise oo ka mid ah dhaqaaatirta magalada Jowhar we ku taqasusay cudurada caruurta.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here