Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Fistula-da oo maanta dunida laga xusayo.

0
8

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fistula-da hooyada waa dhaawac caafimaad oo dhaca inta lagu jiro dhalmada, gaar ahaan marka dhalmadu ay adkaato ama ay qaadato saacado badan iyadoo aan la helin gargaar caafimaad. Waxay keentaa in xididada kaadiheysta iyo mindhicirka ay dillaacaan, taas oo keenta in hooyadu si aan la xakamayn karin kaadi ama saxaro u soo daayso.

waxaa soo jeedinayeysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here