Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa laga daah-furay mashruuc hormarinta iyo abaabulka dhalinyarada Kaa oo lagu goleeyahay awoodsiinta dhalinyarada horumarinta bulshada iyo amniga deegaanka,
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.