Qoysas ku nool deegaano hoosyimaada Jowhar oo bilaabay in ay ka barakacan fatahaada wabiga.

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Boqolaal qoys oo ku nool deegaanka Libiga ee hoosyimaada Jowhar ayaa bilaabay inay isaga barakacaan iyagoo ka cabsi qaba fatahaada wabiga Shabelle kaasi oo qarka u saaran inuu ku fataho deegaanka, ka dib markii fatahaad ay ku dhufatay deegaano ay ka mid tahay Baarey.

waxaa soo jeedinaya : –  Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here