Jowhar – ( Radio Isnaay ) Gudoomiye Ku Xigeenka labaad ee Baarlamka Hirshabelle wasiirka Wasaaradda Maareynta Masiiboyinka Maamulka Hirshabelle iyo masuuliyinka socda maamulka gobolka iyo kan dagmada ayaa Kormeerku tagay Tuulada Baarey Oo Dhowaan Uu fatahaadka Sameyey Webiga Shabelle.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow