Ololaha Talaalka Jadeecada oo laga bilaabay Degmada Ceeldheer

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Olaalah talaalka ofwareenka iyo jadeecada ayaa si rasmi ah loogu bilaabay degmad ceeldheera iyo degaanado hoosyimada talalkan oo ay fulineyso wasaarada cafiimadka maamulka galmudug ayaa waxaa ka fa.iideysanaayo bulshada ku dhaqan degmad ceeldheera iyo degaanada bariga ka dhaca degmadaasi.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseren

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here