Kulan looga hadlayay dhibaatada uu Tahriibka oo lagu qabtay Garoowe.

0
35

Jowhar(Idaacadda Isnaay) Magaalada Garoowe ee xaruunta Maamulka Putland ayaa martigelisay kulan muhiim ah oo diirada lagu sarayay halista Tahriibka iyo saameynta qotoda dheer ee uu ku reebayo nolosha Dhalanyarada Soomaaliyeed.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here