Tababar ku Saabsan Daaweynta Biyaha oo loo qabtay Ardayda wax ka barata Jaamacadda Zamzam Magaalada Baydhabo

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababar ku saabsanaa Sida loo baaro Biyaha iyo daaweyntooda ayaa waxaa Xaruunta Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed loogu qabtey Qaar kamid ah Ardayda Jaamacadda Zamzam ee Barta Kulliyada Culuumta Caafimaadka Gaar ahaan Qeybta Caafimaadka Guud ee Public Health.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here