Tababar Ku Saabsan Hirgelinta Qorshaha Qaranka Carruurta oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo

0
35
Jowhar – ( Radio Isnaay )  Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga daahfurtay tababar ku saabsan hirgelinta Qorshaha Qaranka ee Caruurta, kaas oo qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo xuquuqda iyo daryeelka caruurta ee gobolka.
Waxaa SooJeedinayay:- Nuur Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here