Wasaaradda Kalluumeysiga Hirshabelle Oo Go’aano Kaso Saartay Xaalufinta Kalluunka 

0
48
Jowhar – ( Radio Isnaay ) Agasimaha Wasaarada Kalumeysiga & Qeyradka Bada Mudane Nuur Sharif Gacal Oo Ka Hadlaya Ahmiyada Qeyraadka Badda & Ilaalinta Noolaha Ku Jira Ayaa Ugu Baaqay Dhamaan Kaluumeysatada In aay Ilaaliyaan Nidaamka Kaluumeysiga Iyo Badqabka Noolaha ku nool Badda sidoo Kalana la yareeya Xaalufka Qeyradka Badda.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here