Jowhar – ( Radio Isnaay ) Isbeddelka Cimilada ayaa saameyn aad u ballaaran ku yeeshay Soomaaliya guud ahaan, gaar ahaan deegaannada Jubbaland oo ay ka dhaceen fatahaado iyo abaaro daba dheeraaday oo saameeyay dadka iyo duunyada.
Waxaa SooJeedineysa: Sahra Cabdi Xuseen