Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha dhexe oo Bogaadiyay waxqabadka Radio Isnaay oo 5 Sano jirsatay.

0
13

Jowhar – ( Radio Isnaay )  Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray idaacadda maxalliga ah ee Radio Isnaay, oo si weyn uga qayb qaadaneysa horumarinta wacyigelinta bulshada, gaar ahaan kor u qaadista codka haweenka iyo horumarinta arrimaha bulshada.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here