Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Howlwadeenada Radio Isnaay oo u dabaal degaya Sanad guuradii 5-aad

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Idaacadda Isnaay ayaa maanta Udabaal dageysa sanagurada 5aad kadib markii la aas’aasay 15kii may 2020-kii iyado noqotay Warbaahintii ugu horeysay ee ka shaqeeysa Arrimaha Bulshada iyo Bini’aadanimada ee deegaanada Gobolka Shabeellaha dhexe.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here