Abuurka beeraha oo lagaarsiyay beeraleeyda tuulooyinka hoostaga Buulaburte.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha Hirshabelle ayaa Abuurka beeraha qeybihiisa kala duwan uqeybisay iskaashatooyinka Mustaqbal iyo Wadajir ee ka kala dhisan tuulooyinka Xaaji Buube iyo Jameeco Shiin ee degmada Buuloburde, gobolka Hiiraan.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here