Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudomiyaaha Ururka dhalinyaaraada KGS Aya Tababar ku saabsan Dhisida wada shaqeeynta ka dhaxeeyso Booliska iyo ururada bulashada Waxa Uu Uso Xeray Qaarkamid ah Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Tababarkan Oo Socday Mudo Labo Maalmod Ah Waya waxa ka qeyb Galay Saakil Boliska Kgs Dhalinyaro iyo Ururada Bulshada Reydka ah.
Waxaa SooJeedinaya :- Cabdi Fitax Axmed Maclow