Maalinta Caafimaadka Dhirta oo Maanta Dunida laga Xusayo.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalintan oo la xuso sanad walba 12-ka May, waxaa aas-aastay Qaramada Midoobay si loo kordhiyo wacyiga ku saabsan muhiimadda ilaalinta caafimaadka dhirta si loo dhammeeyogaajada, loo yareeyo saboolnimada, loo ilaaliyo deegaanka, isla markaana loo kobciyo horumardhaqaale.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here