Shir ku saabsan Qorshaha Qaran Waxqabadka Arrimaha Deegaanka oo lagu qabtay Muqdisho

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan oo ay soo qaban qabisay wasaarada degaanka iyo isbadalka cimilada xukumada federalka Somalia ayaa waxaa kasoo qeyba galay Masuulin Ka tirsan wasaarada degaanka bulshada rayidka qaar Ka mida ah ardayda wax Ka barta jamacaddah muqdisho dhalinyao iyo Martin sharaf kale..

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here