Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkasto shaqo la’aan baahsan ay ka jirto magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo guud ahaan dalka ayaa haddana waxaa jira dhalinyaro baratay xirfadaha farsamada gacanta kuwaasoo ku mareeya nolol maalmeedka qoyskooda.
Dhalinyaradan ayaa soo saara agabka loo isticmaalo tacabka beeraha, kuwa la isku ilaaliyo iyo agabyo kale oo muhiim u ah nolol maalmeedka.