Bulshada ku nool deegaanka Dhoobe ee gobolka Hiiraan oo codsaday in loo qodo ceel biyood

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaska ku nool deegaanka dhoobe oo ka mid ah deeganada hoos yimaado magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada ay isticmaalaan biyo aay ka keensadaan meelo fog.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwaha Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here