53 Sano oo Xabsi ah oo lagu Xukumay Nin American ah oo dilay Wiil udhashay Falastiin.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Milkiile guri oo kasoo jeeda gobolka Illinois ee dalka Mareykanka ee sida xun toorrey ugu dilay wiil lix jir Falastiini-Ameerikaan ahaa sidoo kalena hooyadiis si daran u dhaawacay ayaa lagu xukumay 53 sano oo xabsi ah.

Joseph Czuba, oo 73 jir ah, ayaa bishii February lagu helay dil iyo dembiyo naceyb ah kadib markii uu dilay Wadee Alfayoumi, uuna dhaawacay hooyadiis Hanan Shaheen sanadkii 2023 wax yar kadib markii uu bilowday dagaalkii Israa’iil ee Qasa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here