Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Gubadleey ee gobolka Banaadir waxaa saakay ka bilowday is diiwaangelinta codbixiyaasha ,kuwaas oo la qorsheeyay in ay qeyb ka noqdaan doorashada golaha deegaanka dhacaysa bilowga bisha June.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.