Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle ayaa maanta magaalada Jowhar ka daahfurtay tartanka shirkadaha u tartamaya dhismaha iskuullo laga hergelinayo degmooyinka Cadalle iyo Buulaburte oo ku kala yaalla gobolada Hiiraan iyo shabellaha dhexe kuwaasi oo wasaaradda uu ka caawinayo bangiga Adduunka.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax AXmed.