Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Howlwadeennada gaadiidka dab damiska ee magaalada Baladweyne ayaa ku guuleystay inay xakameeyan dab ka kacay guri ku yaalla xaafadda Buundoweyn kaasoo geystay burburka khasaaro hantiyadeed.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.