Xaalad dhanka nolosha oo soo wajahday Barakacayaal ku nool Jowhar.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacayaasha ku nool kaamamka ku yaal degmada Jowhar ayaa xilligan wajahaya xaalado adag, ka dib markii uu saameyn ku yeeshay roobabkii guga’ ,maadaama ay hooy ahaan u dagan yihiin cooshado.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here