Xisbiga Liberal-ka oo ku guuleystay doorashada Canada

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xisbiga Liberal ee Mark Carney ayaa ku guuleystay doorashada Canada, waxaana uu soo dhisi doonaa dowladda soo socota, sida ay sheegtay warbaahinta CBC.

Mar sii horreysay Warbaahinta Canada ayaa saadaalisay in xisbiga haya talada ee Liberal Party uu ku guuleysanayo muddo xileedkiisii afraad oo xiriir ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here